TopPodcast.com
Menu
  • Home
  • Top Charts
  • Top Networks
  • Top Apps
  • Top Independents
  • Top Podfluencers
  • Top Picks
    • Top Business Podcasts
    • Top True Crime Podcasts
    • Top Finance Podcasts
    • Top Comedy Podcasts
    • Top Music Podcasts
    • Top Womens Podcasts
    • Top Kids Podcasts
    • Top Sports Podcasts
    • Top News Podcasts
    • Top Tech Podcasts
    • Top Crypto Podcasts
    • Top Entrepreneurial Podcasts
    • Top Fantasy Sports Podcasts
    • Top Political Podcasts
    • Top Science Podcasts
    • Top Self Help Podcasts
    • Top Sports Betting Podcasts
    • Top Stocks Podcasts
  • Podcast News
  • About Us
  • Podcast Advertising
  • Contact
Not in our directory?
Add Show Here
Podcast Equipment
Center

toppodcastlogoOur TOPPODCAST Picks

  • Comedy
  • Crypto
  • Sports
  • News
  • Politics
  • True Crime
  • Business
  • Finance

Follow Us

toppodcastlogoStay Connected

    View Top 200 Chart
    Back to Rankings Page
    Relationships

    Xidhiidhada Nolosha Podcast

    Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. 

    Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.

    Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. 

    Dhagaysi wacan. 

    Advertise

    Copyright: © 2023 Xidhiidhada Nolosha Podcast

    • Apple Podcasts
    • Google Play
    • Spotify

    Latest Episodes:
    Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing Sep 26, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale.
    Waa dabeecad si taban u saamaysa qofku xidhiidhada uu dadka kale la leeyahay culays maskaxeedna ku keenta qofka nolol malmaadkiisa. Si aad wax uga ogaatid dabeecadan iyo waxa ku kalifa qofku inuu yeesho dhagayso xalqadan.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Maaraynta warwarka| Relieve your anxiety Sep 19, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daro jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay.
    Xalqadan manta waxaad ku baran doontaa qaababka kale duwan ee loo maareeyo warwarka?
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Warwarka - Anxiety Sep 12, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)


    Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daroo jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay.
    Xalqadan iyo ta ku xigtaba waxan kaga hadlayaa 'waa maxay warwar' maxaa se lagu kartaa marka warwarku nolol maalmeedkaaga saamayn taban uu kuyeesho. Sidoo kale, talaabooyinka kula gydboon si aad u maaraysid warwarka ama goorta ay tahay in aad raadsato caawimo cafimaad.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Naf-saamixid Sep 05, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Goormay ahayd markii ugu danbeysay ee aad qalad naftaada ama qof kale aad ka gashid, se naftaada si buuxda maw saamaxday? Maxay ku kala duwan yihiin in aad naftaada saamaxdid iyo in aaad naftaada si buuxda u xisaabisid marka qalad kaa dhaco?
    Baro taloobooyinka ay tahay in uu qofku qaado si uu si cafimad qabta uga gudbi karo qalad ka uu sameeyay iyo culayska weheliya.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Daryeelka cafimadka maskaxda Aug 29, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Qaab - keed u daryeeli kartaa cafimadkaaga maskaxeed xiliyada xaalado adagi ay jiraan sida xaaladan hada tagaan ee khilaafaadka ka iyo dagaalada ah.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Dabeecadaha wanaajiya xiidhiidhada Aug 22, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Waa maxay sifooyinka ay leeyihiin dadka si buuxda naftooda masuul uga ahi? Dabeecadaha iyo dhaqamada aad muujisaa intee in leeg ayay saamayn ku leeyihiin Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay?
    Dhagayso xalqadan si aad u heshid jawaabaha su'aalahan kor ku xusan.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Aaminaadaha aan fayoobayn Q-5aad Aug 16, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar?
    ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay. Halkan ka dhagayso xalqada cusub.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Aaminadaha aan fayoobayn Q-4aad Aug 08, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar?
    ama ba aad u dhistid aaminado fayow oo kuu horseeda korniin iyo in aad gaadho ahdaafta aad nolosha ka leedahay. Halkan ka dhagayso xalqada cusub.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Aaminadaha aan fayoobayn Q-3aad Aug 01, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo.
    Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Aaminadaha aan fayoobayn Q-2aad Jul 25, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo.
    Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Previous 1 3 4 5 6 7 Next

    Related Podcasts

    Death, Sex & Money

    1

    Death, Sex & Money Relationships
    The Heart

    2

    The Heart Health
    This Is Why

    3

    This Is Why Comedy
    Modern Love

    4

    Modern Love Lifestyle & Health
    Modern Love

    5

    Modern Love Games & Hobbies
    On Being with Krista Tippett

    6

    On Being with Krista Tippett Games & Hobbies
    footer-logo

    Contact Us

    Toll Free: 844-670-7747

    Links

    • Home
    • Top Charts
    • Networks
    • Apps
    • Independents Podcasts
    • Podcast Advertising
    • Podcast News
    • Contact Us
    • About Us
    • Analytics & Insights

    Stay Connected

      Privacy, Terms of Use & Our Code of Ethics Protecting Content Creators Copyrights