TopPodcast.com
Menu
  • Home
  • Top Charts
  • Top Networks
  • Top Apps
  • Top Independents
  • Top Podfluencers
  • Top Picks
    • Top Business Podcasts
    • Top True Crime Podcasts
    • Top Finance Podcasts
    • Top Comedy Podcasts
    • Top Music Podcasts
    • Top Womens Podcasts
    • Top Kids Podcasts
    • Top Sports Podcasts
    • Top News Podcasts
    • Top Tech Podcasts
    • Top Crypto Podcasts
    • Top Entrepreneurial Podcasts
    • Top Fantasy Sports Podcasts
    • Top Political Podcasts
    • Top Science Podcasts
    • Top Self Help Podcasts
    • Top Sports Betting Podcasts
    • Top Stocks Podcasts
  • Podcast News
  • About Us
  • Podcast Advertising
  • Contact
Not in our directory?
Add Show Here
Podcast Equipment
Center

toppodcastlogoOur TOPPODCAST Picks

  • Comedy
  • Crypto
  • Sports
  • News
  • Politics
  • True Crime
  • Business
  • Finance

Follow Us

toppodcastlogoStay Connected

    View Top 200 Chart
    Back to Rankings Page
    Relationships

    Xidhiidhada Nolosha Podcast

    Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. 

    Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.

    Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. 

    Dhagaysi wacan. 

    Advertise

    Copyright: © 2023 Xidhiidhada Nolosha Podcast

    • Apple Podcasts
    • Google Play
    • Spotify

    Latest Episodes:
    Qorshaha Bisha Ramadan Mar 12, 2024
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dhalin waayo ama joogtayn waayo acmaasha iyo cibaadooyinka qaar uu qorshaystay.
    Dhagaysi wacan.
    Hel 50% discount tababar wadreed bilaabmaya bisha April 15 keeda oo socon doonaa afar isbuuc 👇 https://forms.gle/PKe1RRNkQ2rfdQbg9

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Culayska Wacyiga Kobca Mar 05, 2024
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Dhaqamada Xidhiidhada fayow Q-2aad Feb 27, 2024
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Xalqadan waxaan kusoo gudbinayaa qaab ka ay tahay qofku inoo uga war hayo naftiisa iyo dhaqamadiisa xidhiidhada dhexdooda iyo sidoo kale su'aasha ay tahay in uu qofku naftiisa waydiiyo marka ay noqoto xidhiidhadii hore uu ugu jiri jiray ee uu ku tilmaamo xidhaadho aan fayoobayn.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Dhaqamada xidhiidhada aan fayoobayn Q-2aad Feb 20, 2024
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo saamaynta aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka la leedahay.
    Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex calaamadood oo kale oo ka dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Dhaqamada Xidhiidhada Fayow Q-1aad Feb 13, 2024
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow. Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo lagu tilmaamo dhaqamada fayow kuna ah lid dhaqamadii aan fayoobayn ee xalqadii hore kagasoo hadlay.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Dhaqamada Xidhiidhada aan fayoobayn Q-1aad Feb 07, 2024
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo sidee aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka l aleedahay.
    Ka dhagayso xalqada isbuucan afarta calaamadood ee cilmi baadhis lagu sameeyay kana dhiga xidhiidhada qaar aan fayoobayn.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles Jan 30, 2024
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid
    qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay?
    Xalqadan 1aad ee Season 2 dhagayso si aad u qaadid talaabada u horeysa ee kaa caawinaysaa kuuguna riixi doonta in aad isbadal la timaadid dhinaca xidhiidhada aad dadka kale la leedaahay. Dhagaysi wacan.
    Sidoo kale ka faaidayso tababar (group coaching program) aan bilaabayo bisha February 3rd oo aad kuheli kartid qiimo dhimis 50% ah - Halkan iska diiwangali https://forms.gle/DaUFAFshGHov6ewz7

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Qaab - Xidhiidheed| Attachment Style Jan 23, 2024

    Dib u eegid| Gunaanadka season 1 Jan 09, 2024
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Xalqadan waxay tahay qaab aad dib ugu eegi doontid isbadalka aad dareentay intii aan ku xidhnayd podcast kan waliba xidhiidh ka naftaada aad la leedahay iyo siduu isku badalay.
    Waxaad ka jawaabi doontaa 10 su'aalood oo taban doonaa qaybaha kala duwan ee noloshaada adoo wakhti naftaada siinaya wakhtina la qaadanaya.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Qorshaha sanadka cusub Jan 02, 2024
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub 👇

    https://t.me/+N5yaFhEB_zs4MjM0
    -

    Maxaa keenaa in culays badan la dareemo dhamaadka sanadka iyo bilawga sanadka?
    Ma dareemaysaa in ay tahay in aad ahdaaf badan sameysatid isbadal wanaagsanna noloshaada kusoo kordhisid sanadkan 2024 ? Haday Haa tahay jawaabtu
    dhagayso xalqadan qorshaha sanadka cusub si aad wax badan uga badashid hab-fikirkaaga dhinaca hadaf - dajinta iyo isbadal doonka.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

    Previous 1 2 3 4 5 7 Next

    Related Podcasts

    Death, Sex & Money

    1

    Death, Sex & Money Relationships
    The Heart

    2

    The Heart Health
    This Is Why

    3

    This Is Why Comedy
    Modern Love

    4

    Modern Love Lifestyle & Health
    Modern Love

    5

    Modern Love Games & Hobbies
    On Being with Krista Tippett

    6

    On Being with Krista Tippett Games & Hobbies
    footer-logo

    Contact Us

    Toll Free: 844-670-7747

    Links

    • Home
    • Top Charts
    • Networks
    • Apps
    • Independents Podcasts
    • Podcast Advertising
    • Podcast News
    • Contact Us
    • About Us
    • Analytics & Insights

    Stay Connected

      Privacy, Terms of Use & Our Code of Ethics Protecting Content Creators Copyrights