TopPodcast.com
Menu
  • Home
  • Top Charts
  • Top Networks
  • Top Apps
  • Top Independents
  • Top Podfluencers
  • Top Picks
    • Top Business Podcasts
    • Top True Crime Podcasts
    • Top Finance Podcasts
    • Top Comedy Podcasts
    • Top Music Podcasts
    • Top Womens Podcasts
    • Top Kids Podcasts
    • Top Sports Podcasts
    • Top News Podcasts
    • Top Tech Podcasts
    • Top Crypto Podcasts
    • Top Entrepreneurial Podcasts
    • Top Fantasy Sports Podcasts
    • Top Political Podcasts
    • Top Science Podcasts
    • Top Self Help Podcasts
    • Top Sports Betting Podcasts
    • Top Stocks Podcasts
  • Podcast News
  • About Us
  • Podcast Advertising
  • Contact
Not in our directory?
Add Show Here
Podcast Equipment
Center

toppodcastlogoOur TOPPODCAST Picks

  • Comedy
  • Crypto
  • Sports
  • News
  • Politics
  • True Crime
  • Business
  • Finance

Follow Us

toppodcastlogoStay Connected

    View Top 200 Chart
    Back to Rankings Page
    Relationships

    Xidhiidhada Nolosha Podcast

    Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. 

    Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.

    Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. 

    Dhagaysi wacan. 

    Advertise

    Copyright: © 2023 Xidhiidhada Nolosha Podcast

    • Apple Podcasts
    • Google Play
    • Spotify

    Latest Episodes:
    Xidhiidh-Nafeed; dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow May 02, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Xalqadan waxan kaga hadlayaa qaabka aad u adeegsan karto qoraalka (Journaling) si aad naftaada iyo mashaacirtaada (emotions) wax uga baran kartid. Waxaan idinla wadaagay su'aalo aad naftaada tahay in aad waydiiso si malin le ah oo kaa caawinaya in aad wax ka badasho dabeecadaha aan fayoobayn ee aad leedahay una dhistid dhaqamo iyo falcelimo fayow.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Qaab—falcelimeedka dagdaga ah; Qaybtii 3aad Apr 25, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Qaybta - 3aad ee xalqadan waxaan kaga hadlayaa waxa loo yaqaano ''qaab-falcelimeedka dagdaga ah'' ee dadku muujiyaan xiliyada ay la kulmaan xaaladaha dareen ahaan cariya sida cadhada, niyad-jabka ama cabsida.
    Qaab-falcelimeedkan dagdaga ahi waxa uu saamayn taban ku yeeshaan qofka dhinacyada kala duwan ee noloshiisa sida xidhiidhada uu la leeyahay dadka kale iyo cafimaadkiisaba.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn - Qaybtii-2aad Apr 18, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Qaybta - 2aad ee xalqadan waxaan kaga hadlayaa laba dabeecadood ama dhaqan oo aan fayoobayn oo dadka qaar muujiyaan xiliyada ay la soo darsaan wakhtiyo adag amaba isbadal kuyimaado noloshooda.
    Dhaqamadan ama dabeecadahani waa qaar saamayn aan wanaagsanayn kuleh dadka cafimaadkooda maskaxeed iyo xidhiidhada ay la leeyihiin dadka kale.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Qaab falcelimeed; Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn Apr 11, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Xalqadan xidhiidhada Nolosha waxaan kaga hadlayaa saddex dabeecadood ama dhaqan oo aan fayoobayn oo dadka qaar muujiyaan xiliyada ay la soo darsaan wakhtiyo adag amaba isbadal kuyimaado noloshooda.
    Dhaqamadan ama dabeecadahani waa qaar saamayn aan wanaagsanayn kuleh dadka cafimaadkooda maskaxeed iyo xidhiidhada ay la leeyihiin dadka kale.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Xidhiidh - Nafeed Qaybtii labaad Apr 04, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Daraasado cilmiyaysan oo la sameeyay waxa la ogaaday xidhiidhka qofku la leeyahay naftiisu inay tahay halbeega lagu cabiro xidhiidhada kale ee noloshiisa ka tirsan.
    Xalqadan saddexaad waxaan kaga hadlayaa 'Laba dhaqan ama laba talaabo aa oo aad qaadi kartid si aad ula yeelatid naftaada xidhiidh una dhistid kalsoonida aad naftaada kuqabtid si malin le ah'
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Waa maxay xidhiidh-nafeed Mar 28, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Daraasado cilmiyaysan oo la sameeyay waxa la ogaaday xidhiidhka qofku la leeyahay naftiisu inay tahay halbeega lagu cabiro xidhiidhada kale ee noloshiisa ka tirsan. Xalqadan labaad waxaan kaga hadlayaa 'muxuu yahay xidhiidh-nafeed' muxuu se kaga duwan yahay qaabka aynu u dhisno xidhiidhada kale ee aynu la leenahay dadka kale.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Bar-bilaw - Noocyada xidhiidhada Mar 21, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Xalqadan koobaad waxaan kaga hadli doonaa noocyada xidhiidhada nolosha loo qaybiyo iyo kuwa u muhiimsan. Waxaan ugu talo galay in ay xalqadani noqoto bar bilowga kobcinta wacyigaaga ama habfikirkaaga dhinaca xidhiihdada.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Hordhac Mar 09, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo ay idiin soo gudbin doonto Amaal Haybe oo ah tababare nololeed oo qabilsan xidhiidhada iyo horumarinta habfikirka.

    Halkan Kala soco salaasa kaste todobada iyo badhka fiidnimo mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada kala duwan ee ka tirsan noloshaada iyo cafimaadkaaga maskaxeed.

    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Previous 1 5 6 7

    Related Podcasts

    Death, Sex & Money

    1

    Death, Sex & Money Relationships
    The Heart

    2

    The Heart Health
    This Is Why

    3

    This Is Why Comedy
    Modern Love

    4

    Modern Love Lifestyle & Health
    Modern Love

    5

    Modern Love Games & Hobbies
    On Being with Krista Tippett

    6

    On Being with Krista Tippett Games & Hobbies
    footer-logo

    Contact Us

    Toll Free: 844-670-7747

    Links

    • Home
    • Top Charts
    • Networks
    • Apps
    • Independents Podcasts
    • Podcast Advertising
    • Podcast News
    • Contact Us
    • About Us
    • Analytics & Insights

    Stay Connected

      Privacy, Terms of Use & Our Code of Ethics Protecting Content Creators Copyrights