TopPodcast.com
Menu
  • Home
  • Top Charts
  • Top Networks
  • Top Apps
  • Top Independents
  • Top Podfluencers
  • Top Picks
    • Top Business Podcasts
    • Top True Crime Podcasts
    • Top Finance Podcasts
    • Top Comedy Podcasts
    • Top Music Podcasts
    • Top Womens Podcasts
    • Top Kids Podcasts
    • Top Sports Podcasts
    • Top News Podcasts
    • Top Tech Podcasts
    • Top Crypto Podcasts
    • Top Entrepreneurial Podcasts
    • Top Fantasy Sports Podcasts
    • Top Political Podcasts
    • Top Science Podcasts
    • Top Self Help Podcasts
    • Top Sports Betting Podcasts
    • Top Stocks Podcasts
  • Podcast News
  • About Us
  • Podcast Advertising
  • Contact
Not in our directory?
Add Show Here
Podcast Equipment
Center

toppodcastlogoOur TOPPODCAST Picks

  • Comedy
  • Crypto
  • Sports
  • News
  • Politics
  • True Crime
  • Business
  • Finance

Follow Us

toppodcastlogoStay Connected

    View Top 200 Chart
    Back to Rankings Page
    Relationships

    Xidhiidhada Nolosha Podcast

    Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan. 

    Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.

    Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga maskaxeed. 

    Dhagaysi wacan. 

    Advertise

    Copyright: © 2023 Xidhiidhada Nolosha Podcast

    • Apple Podcasts
    • Google Play
    • Spotify

    Latest Episodes:
    Aaminadaha aan fayoobayn Jul 18, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo.
    Halkan ka dhagayso si aad u fahantid aaminadaha 'beliefs' iyo doorkay nolosheena ka ku leeeyihiin.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Wax qabadka malin laha ah (productivity) - Q 2aad Jul 11, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah?
    Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah?
    Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan.
    Dhagaysi wacan

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Wax-qabadka malin laha ah - Q 1aad Jul 04, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah?
    Maxaa hoos u dhigi karaa waxqabadkaaga malin laha ah (productivity), isbadal noocma ah ayaad ku keeni kartaa nolol malmeedkaaga si aad kor ugu qaadid waxqabadkaaga si joogto ah?
    Intan ba waxad ka heli kartaa xalqadan.
    Dhagaysi wacan

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Maaraynta Dareemada Culus Q-2aad Jun 27, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay?
    Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Maaraynta Dareemada Culus Q-1aad Jun 20, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay?
    Hadaba dhagayso xalqadan si aad u kobcisid hab fikirkaaga dhinaca dareemada (mashaacirta) iyo maareyntooda.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Xuduud Dhigasho Jun 13, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Waligaa marna naftaada xad ma u dhigtay? Si malin le ah mawga waar qabta dooroshooyinka aad sameynayso ee cafimaadkaaga iyo horumarkaaga u fiican iyo kuwa dib u socod kuu horseedaya?
    Dhagayso xalqadan manta si aad wax uga baratid xuduudaha qofku naftiisa u dhigi karo si uu u wanaajiyo cafimadkiisa maskaxeed iyo jidheedba horumarna uu ugu arko qaybaha kala duwan ee noloshiisa.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Qanaacada Jun 06, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Ma ku qanacsantahay halka aad maanta joogtid marka loo eego xidhiidhka aad naftaada la leedahay iyo ka dadka kaleba? Xalqadan waxan kaga hadlay waxa ay tahay qanaacadu marka laga hadlayo horumarinta habfikirka togan iyo siday qayb uga noqon karto horumarinta xirfadaha xidhiidhada.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Dhisida dabeecadaha iyo dhaqamada fayow - Qaybtii 3aad May 23, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Xalqadan waxad ka baranaysaa sida aad si malin le ah u dhisi kartid una horumarin kartid xidhiidhka aad la leedahay Ilaahay adoo j la imanaya camalo ama dhaqamo kooban iyo sida ugu fudud ee aad u joogtayn kartid. Sido kale, waxan kaga hadlay dabeecada loo yaqaano 'balaanqaadka nafta' taasoo qofka u saamaxda in uu wacyigiisu koro kobciyana hab-fikirka togan.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow - Qaybtii 2aad May 16, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Xalqadan manta waa qaybtii 2aad ee dhisida dabeecadaha iyo dhaqamada fayow ee qofka u ogolaada in uu ku noolaado nolol uu cafimaad ka jidhkiisa iyo maskaxdiisaba uu daryeelayo kana war qabo si malin leh ah. Qayb ka dhig oo ku dadaal in aad dhaqamadan nolol malmeedkaaga kusoo kordhisid.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Saamaynta Kobcinta Wacyiga May 09, 2023
    Show notes

    Fariin ii reeb :)

    Xalqadan waxan kaga hadlayaa dhowr qodob oo ah saamaynta kobcinta wacyigu ku leedahay qofka noloshiisa inta uu qofku ku gudo jiro in uu xidhiidh caafimaad qaba la yeesho naftiisa iyo dadka kaleba. Isbadal noocma ah ayaad filanaysaa inaad ku aragtid noloshaada markuu wacyigaagu kor u kaco sideebaanad u maarayn kartaa isbadalkaas.
    Dhagaysi wacan.

    https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp


    Previous 1 4 5 6 7 Next

    Related Podcasts

    Death, Sex & Money

    1

    Death, Sex & Money Relationships
    The Heart

    2

    The Heart Health
    This Is Why

    3

    This Is Why Comedy
    Modern Love

    4

    Modern Love Lifestyle & Health
    Modern Love

    5

    Modern Love Games & Hobbies
    On Being with Krista Tippett

    6

    On Being with Krista Tippett Games & Hobbies
    footer-logo

    Contact Us

    Toll Free: 844-670-7747

    Links

    • Home
    • Top Charts
    • Networks
    • Apps
    • Independents Podcasts
    • Podcast Advertising
    • Podcast News
    • Contact Us
    • About Us
    • Analytics & Insights

    Stay Connected

      Privacy, Terms of Use & Our Code of Ethics Protecting Content Creators Copyrights