TopPodcast.com
Menu
  • Home
  • Top Charts
  • Top Networks
  • Top Apps
  • Top Independents
  • Top Podfluencers
  • Top Picks
    • Top Business Podcasts
    • Top True Crime Podcasts
    • Top Finance Podcasts
    • Top Comedy Podcasts
    • Top Music Podcasts
    • Top Womens Podcasts
    • Top Kids Podcasts
    • Top Sports Podcasts
    • Top News Podcasts
    • Top Tech Podcasts
    • Top Crypto Podcasts
    • Top Entrepreneurial Podcasts
    • Top Fantasy Sports Podcasts
    • Top Political Podcasts
    • Top Science Podcasts
    • Top Self Help Podcasts
    • Top Sports Betting Podcasts
    • Top Stocks Podcasts
  • Podcast News
  • About Us
  • Podcast Advertising
  • Contact
Not in our directory?
Add Show Here
Podcast Equipment
Center

toppodcastlogoOur TOPPODCAST Picks

  • Comedy
  • Crypto
  • Sports
  • News
  • Politics
  • True Crime
  • Business
  • Finance

Follow Us

toppodcastlogoStay Connected

    View Top 200 Chart
    Back to Rankings Page
    Arts

    Codka Ubax

    Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

    Advertise

    Copyright: © 2023 Codka Ubax

    • Apple Podcasts
    • Google Play
    • Spotify

    Latest Episodes:
    SE04EP14: Fanka & Suugaanta: Cabdirixiin Siddiiq "Heello" Nov 19, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta oo uu markan marti ku yahay Cabdirixiin Siddiiq "Heello". Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE04EP13 Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi Nov 05, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Waa barnaamijkii kowaad ee ku baxa maqal & muuqaal. Qaybtani waa dhegaysi, haddii aad doonayso in aad daawato qaybtan, booqo boggayaga Youtube, adiga oo ku baadhaya magaca Codka Ubax. Barnaamijka Fanka & Suugaanta oo taxane ah waxa marti ku ah Cawaale Deeqsi. Dhegaysi/daawasho wacan!

    Support the show


    SE04EP12 Waa Layga Guursaday 6 Sep 24, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Waa qaybtii lixaad ee taxaneheennii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko, ta kowaad waxa la yidhaa ”Islaan Baan Qalayay”, ta labaadna ”Igu Labee”. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE04EP11 Makhaayadda Hablaha - Rinkeby Sep 10, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Badhtamaha xaafadda ugu hadalhaynta badan magaalada Stockholm, marka ay noqoto dhanka rabshadaha, waxa ku taalla makhaayad nooceedu ku yar yahay ogaalka dadka. Waa makhaayad la yidhaa Tast of Africa oo loo furay dumarka oo keli ah. Waxa aan la sheekaystay mulkiilaha, Ubax Cumar Toosh. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE04EP10 Noocyada Jacaylka & Aragtida Suugaanyahanka Aug 20, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Jacaylku waa maxay, imisa nooc ayuu u qaybsamaa, ma daruuri baa in wax la jeclaado mise waa dookh, ragga iyo dumarka sidee ayuu u kala saameeyaa, waa se maxay aragtida suugaanyahanka ee jacaylku? Waxa aan la sheekaystay Mawliid Aadan Biixi oo ah Qoraa iyo Suugaanyahan ku xeel dheer dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE04EP09 Waa Layga Guursaday 5 Aug 13, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Waa qaybtii shanaad ee tanaxanihii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko oo la kala yidhaa, "Hooyaa i Tidhi ha Guursan" iyo "Sannad Baan is Qabnay." Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE04EP08 Ciid Wanaagsan Jul 23, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    CIID WANAAGSAN - Waxa barnaamijkan daaddihinaya Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey, waxana ka mid ah dadka ka qaybqaadanaya, Faysal Xawaase, Xasan Waddo, Mubaarig Qoorubaxay, Khaliif Faarax Xayir iyo Samatar Siciid Saalax. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE04EP07 Gefka Jacaylka ka Daaya Jul 09, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Abwaan Keyse Maxamed "Galaydh" waa gabyaa ka maansooda nolosha qaybaheeda kala duwan. Isaga oo safar ah, ka yimid Jigjiga, una socda Burco, ayaannu ku sheekaysannay Hargeysa, suugaantiisa dhanka jacaylka iyo waxbarashadana ku wadaagnay. Dhegaysi habboon!

    Support the show


    SE04EP06 Jawhar: Jidkii Dheeraa ee Saxaafadda Jul 02, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Wax ka baro magaalada Jawhar oo ah halka uu ku dhashay Siciid Xagaa Afrax. Siciid oo saxaafadda ku jirey muddo 20 sannadood ah, waxa uu ka warramayaa jabkii uu u soo maray mihnaddiisa iyo sidii uu uga gudbay caqabadahaas. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE04EP05 La Dalxiis Codka Ubax: Ceerigaabo 2 Jun 25, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Waa qaybtii labaad ee barnaamijkii dalxiiska ee Ceerigaabo. Qaybtan waxa aynu ku tegi doonnaa buurta Daalo. Waxa aynu subax hore ka bixi doonnaa magaalada Ceerigaabo, innaga oo ka sii quraacan doonna tuulada Karin. Waxa safarka hage ka ah Cabdirisaaq iyo Khadiija. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    Previous 1 6 7 8 9 10 13 Next

    Related Podcasts

    Fresh Air

    1

    Fresh Air Arts
    Twenty Thousand Hertz

    2

    Twenty Thousand Hertz Arts
    The Black Tapes

    3

    The Black Tapes Arts
    Snap Judgment

    4

    Snap Judgment Arts
    Here’s The Thing with Alec Baldwin

    5

    Here’s The Thing with Alec Baldwin Arts
    The NoSleep Podcast – Creative Reason Media Inc.

    6

    The NoSleep Podcast – Creative Reason Media Inc. Arts
    footer-logo

    Contact Us

    Toll Free: 844-670-7747

    Links

    • Home
    • Top Charts
    • Networks
    • Apps
    • Independents Podcasts
    • Podcast Advertising
    • Podcast News
    • Contact Us
    • About Us
    • Analytics & Insights

    Stay Connected

      Privacy, Terms of Use & Our Code of Ethics Protecting Content Creators Copyrights