TopPodcast.com
Menu
  • Home
  • Top Charts
  • Top Networks
  • Top Apps
  • Top Independents
  • Top Podfluencers
  • Top Picks
    • Top Business Podcasts
    • Top True Crime Podcasts
    • Top Finance Podcasts
    • Top Comedy Podcasts
    • Top Music Podcasts
    • Top Womens Podcasts
    • Top Kids Podcasts
    • Top Sports Podcasts
    • Top News Podcasts
    • Top Tech Podcasts
    • Top Crypto Podcasts
    • Top Entrepreneurial Podcasts
    • Top Fantasy Sports Podcasts
    • Top Political Podcasts
    • Top Science Podcasts
    • Top Self Help Podcasts
    • Top Sports Betting Podcasts
    • Top Stocks Podcasts
  • Podcast News
  • About Us
  • Podcast Advertising
  • Contact
Not in our directory?
Add Show Here
Podcast Equipment
Center

toppodcastlogoOur TOPPODCAST Picks

  • Comedy
  • Crypto
  • Sports
  • News
  • Politics
  • True Crime
  • Business
  • Finance

Follow Us

toppodcastlogoStay Connected

    View Top 200 Chart
    Back to Rankings Page
    Arts

    Codka Ubax

    Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

    Advertise

    Copyright: © 2023 Codka Ubax

    • Apple Podcasts
    • Google Play
    • Spotify

    Latest Episodes:
    SE05EP09 Isbedellada Nidaamka Caafimaadka May 27, 2022
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Nidaamka caafimaadka ee caalamiga ahi sidee ayuu u shaqeeyaa, maxaa se saameeya? Siyaasad ma ka madhan yahay, sidee ayuu se xidhiidh ula leeyahay ka dalalku gaarka u leeyihiin? Dr. Cabdishakuur Cali Maxamed ayaa ka warramaya taariikhda caafimaadka adduunka iyo halka uu maanta marayo. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE05EP08 Waa Layga Guursaday 8 May 20, 2022
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Waa barnaamijkeennii WLG, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha". Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finland May 13, 2022
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Laba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” waa kalkaaliso aasaastay shirkad u adeegta bukaanka iyo inta jilicsan ee dalka Finland. Dhegaysi wacan!


    Support the show


    SE05EP06 Ciid Wanaagsan May 02, 2022
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Carruurnimadaadii, sidee ayaad u ciidi jirtey? Su'aashan ayaannu weydiinnay ehel iyo asxaab kala duwan oo maanta ku ciidayay magaalada Hargeysa. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE05EP05 Dalxiiskii Riyada Apr 29, 2022
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Ridwaan Iid "Hilawle" waa halabuur curiya suugaanta, sameeya laxammada heesaha, sidoo kalena ku luuqeeya cod aad loo jeclaysto. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE05EP4 Digrigii Xubbiga Apr 22, 2022
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Waa silsilad-suugaaneed ka dhalatay geeri naxdin leh oo kala geysay lammaane ku ballansanaa in ay is guursadaan. Dhacdadan iyo suugaanta ka dhalatayba halkan ka dhegayso.

    Support the show


    SE05EP03 Waa Layga Guursaday 7 Apr 18, 2022
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Waa qaybtii toddobaad ee barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ka boganaynaa sheekada lammaane kala jooga Hargeysa iyo Jigjiga. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha Apr 15, 2022
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Cumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE05EP01 Saamaynta Maalka & Maanka ee Dabka Hargeysa Apr 08, 2022
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Saamayn dhaqaale oo muuqata ayuu dabkii Hargeysa ku yeeshay shacabka. Sidoo kale mid maskaxeed ma ku yeelan karaa? Sidee looga soo kabtaa labadaas?

    Waxa faahfaahin ka bixinaya Ugbaad Axmed Xaashi iyo Dr. Axmed Cabdi Xirsi. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    SE04EP15 Deegaanka & Duurjoogta: Huda Cali Banfas Dec 10, 2021
    Show notes

    Send us Fan Mail

    Waa barnaamijka Deegaanka & Duurjoogta. Waxa aan xaaladda duurjoogta dalka kala sheekaystay Huda Cali Banfas oo shaqadeedu tahay badbaadada iyo daryeelka duurjoogta. Dhegaysi wacan!

    Support the show


    Previous 1 5 6 7 8 9 13 Next

    Related Podcasts

    Fresh Air

    1

    Fresh Air Arts
    Twenty Thousand Hertz

    2

    Twenty Thousand Hertz Arts
    The Black Tapes

    3

    The Black Tapes Arts
    Snap Judgment

    4

    Snap Judgment Arts
    Here’s The Thing with Alec Baldwin

    5

    Here’s The Thing with Alec Baldwin Arts
    The NoSleep Podcast – Creative Reason Media Inc.

    6

    The NoSleep Podcast – Creative Reason Media Inc. Arts
    footer-logo

    Contact Us

    Toll Free: 844-670-7747

    Links

    • Home
    • Top Charts
    • Networks
    • Apps
    • Independents Podcasts
    • Podcast Advertising
    • Podcast News
    • Contact Us
    • About Us
    • Analytics & Insights

    Stay Connected

      Privacy, Terms of Use & Our Code of Ethics Protecting Content Creators Copyrights