TopPodcast.com
Menu
  • Home
  • Top Charts
  • Top Networks
  • Top Apps
  • Top Independents
  • Top Podfluencers
  • Top Picks
    • Top Business Podcasts
    • Top True Crime Podcasts
    • Top Finance Podcasts
    • Top Comedy Podcasts
    • Top Music Podcasts
    • Top Womens Podcasts
    • Top Kids Podcasts
    • Top Sports Podcasts
    • Top News Podcasts
    • Top Tech Podcasts
    • Top Crypto Podcasts
    • Top Entrepreneurial Podcasts
    • Top Fantasy Sports Podcasts
    • Top Political Podcasts
    • Top Science Podcasts
    • Top Self Help Podcasts
    • Top Sports Betting Podcasts
    • Top Stocks Podcasts
  • Podcast News
  • About Us
  • Podcast Advertising
  • Contact
Not in our directory?
Add Show Here
Podcast Equipment
Center

toppodcastlogoOur TOPPODCAST Picks

  • Comedy
  • Crypto
  • Sports
  • News
  • Politics
  • True Crime
  • Business
  • Finance

Follow Us

toppodcastlogoStay Connected

    View Top 200 Chart
    Back to Rankings Page
    Government

    Maamul Wanaag

    Somalia faces multiple governance challenges. The country is recovering from years of conflict, lawlessness and weak administration. Understanding and improving governance in Somalia is one of the core missions of Somali Public Agenda. Join Mahad Wasuge, SPA Executive Director, and his guests who will delve deep into governance issues in Somalia in the Maamul Wanaag podcast. 

    Advertise

    Copyright: © 2023 Maamul Wanaag

    • Apple Podcasts
    • Google Play
    • Spotify

    Latest Episodes:
    Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya May 14, 2022
    Show notes

    Doorashadii guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gebagabeeyay. 39 musharrax oo u tartamayay madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaangelisay khudbadana u jeedisay baarlamaanka. 15-ka May, maalinta Axadda, ayuu dalku yeelanayaa madaxweyne hoggaamiya 4-ta sano ee soo socota.

    Podcast-gan waxa ay Dr. Axmed Cali Khayre iyo Mahad Waasuge ku falanqeyneyaan arrimaha mudnaanta u leh Soomaaliya oo ay tahay in dowladda cusub ka shaqeyso.

    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Doorashada 16-ka Kursi ee Golaha Shacabka ee Gobolka Gedo Apr 24, 2022
    Show notes

    14-kii April waxaa la dhaariyey inta badan xubnihii la doortay ee labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Isla maalintaas, Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray warqad uu doorashada 16-ka kursi ee horey loogu heshiiyay in lagu doorto magaalada Garbahaareey ugu wareejinayo degmada Ceel Waaq oo isla gobolka Gedo ka tirsan. Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Jubaland ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga.

    Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa sidoo kale soo saaray isla maalintaas in doorashada 16-ka kursi lagu qaban doono Ceel Waaq inta u dhexeysa 18-ka ilaa 27-ka April.

    Podcast-gan waxa aan si gaar ah ugu eegeynaa doorashada 16-ka kursi ee golaha shacabka ee gobolka Gedo.

    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Qoondada Haweenka ee Doorashada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Apr 10, 2022
    Show notes

    Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa heer gebogebo ah. Dhowr iyo labaatan xildhibaan ayaa hartay doorashadooda. Jowhar iyo Garbahaareey keliya ayay kuraas ku harsan yihiin iyadoo doorashada goobaha kale lasoo dhameeyay.

    Xubno badan oo katirsan labada aqal ee baarlamaanka ayaa qaatay shahaaddada xildhibaannimo iyadoo la qorsheynayo in xildhibaannada la dhaariyo 14-ka April.

    Kuraasta ay ku fadhiyeen haweenka oo sanadkii 2016 ahaa 82 ama 24% ayaa hadda hoos u dhacday iyadoo ilaa hadda qiyaastii 50 haween ay kusoo biireen baarlamaanka 11-aad.

    Podcast-gan waxa aan si gaar loogu falanqeynayaa qoondada haweenka ee doorashada baarlamaanka Soomaaliya.

    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale ee Muqdisho Apr 04, 2022
    Show notes

    Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan jidadka laamiga ah iyo dhismayaasha.

    Warbixinta waxa wada qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime kuxigeenka Somali Public Agenda, Mahad iyo Maxamed Sharif oo ah cilmibaare katirsan SPA.


    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Kaalinta Bulshada Rayidka ee Hufnaanta Doorashada Golaha Shacabka Feb 14, 2022
    Show notes

    Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa meel dhexe. In ka badan 100 xildhibaan ayaa la doortay. Muddada lagu heshiiyay 9-kii January 2022 waxa ay ahayd in 25-ka February lagusoo qabagabeeyo doorashada.

    Podcast-gan waxa aan si gaar ah ugu eegeynaa kaalinta bulshada rayidka ee doorashada. Waxaa marti ku ah Sainab Xasan iyo Axmednur Cabdullahi Axmed.
    Sainab Xasan waa Aasaasaha iyo Agaasimaha Guud ee Somali Gender Equity Movement. Axmednur Cabdullahi Axmed waa mid kamid ah culimada Soomaaliyeed. Labadooduba waxa ay xubno ka yihiin Guddiga Bulshada Rayidka ee Hufnaanta iyo Ilaalinta Habraaca Doorashooyinka

    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Hirgelinta doorasho wakhtigeeda ku dhacda, daah furan, loona dhanyahay Jan 25, 2022
    Show notes

    9-kii January, Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray heshiis ka kooban 18 qodob oo la xiriira dhameystirka doorashada Golaha Shacabka. Heshiiskaas kadib, waxaa billowday dardargelinta doorashada iyadoo lasoo saaray liiska kuraas badan oo qaarkood la doortay qaarna la filayo in dhawaan la doorto.

    Sidoo kale cabashooyin ku aaddan maareynta kuraasta ayaa kasoo yeertay qaar kamid ah musharraxiinta.

    Podcast-gan waxa ay Cabdi Ceynte iyo Mahad Waasuge falanqeynayaan xaaladda hadda ee doorashada, wakhtiga doorashada loo qabtay in lagusoo gebagebeeyo, hufnaanta doorashada iyo suurtagalnimada in doorashada lagu qabto labada deegaan doorasho ee dowlad-goboleedyada.
    Podcast-gan waxa aan iska kaashaneynaa Somali Dialogue Platform (Madasha Wadahadalada Somaaliyeed) oo ah mashruuc uu fuliyo Machadka Rift Valley.

    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Falanqeyn Doorashooyinka Soomaaliya iyo Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran Jan 16, 2022
    Show notes

    Podcast-ga waxaa marti ku ah Maxamed Cabdirisaq. Maxamed Cabdirisaaq waa wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Muddo dheer ayuu kasoo shaqeeyay arrimaha dimoqraadiyeynta Soomaaliya iyo geeska Afrika.
    Podcast-gan waxa ay Mahad Waasuge iyo Maxamed Cabdirisaaq ku falanqeynayaan doorashooyinka Soomaaliya iyo heshiiskii uu dhawaan gaaray Golaha Wadatashiga Qaran.


    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Falanqeyn dib usoo laabashada Ahlu Sunna Wal Jamaaca: arrimaha sahlay, fursadaha la lumiyay iyo xalka Dec 23, 2021
    Show notes

    Dhawaan waxa aan daabacnay warbixin iftiimineysa sababaha dib usoo laabashada ASWJ ee Galmudug. Warbixinta waxa qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime kuxigeenka Somali Public Agenda.
    Podcast-gan Farxaan Isaaq Yuusuf iyo Mahad Waasuge ayaa ku falanqeynaya nuxurka warbixinta.

    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Falanqeyn Howlgalinta Xarumo Naqshadeeya Siyaasadaha oo Isku-xira Dowladda iyo Baahida Dadweynaha Sep 20, 2021
    Show notes

    Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa howlaha Xarumaha Naqshadeeya Siyaasadda iyo Adeegyada Bulshada. Warbixinta waxa qoray Aweis Ahmed Mohamed oo ah agaasimaha SPA Center for Public Policy and Service Design.
    Podcast-gan waxa Aweys Axmed Maxamed iyo Mahad Waasuge ku falanqeynayaan Howlgalinta Xarumo Naqshadeeya Siyaasadaha oo Isku-xira Siyaasada Dowladda iyo Baahida Dadweynaha Soomaaliya.

    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Falanqeyn Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya Aug 23, 2021
    Show notes

    Dhawaan waxa aan daabacnay daraasad muddo sanad ah socotay oo lagu baarayay hannanka maaliyadda federaalka Soomaaliya.

    Cilmibaaristaas waxa hoggaaminayay Farxaan Isaaq Yuusuf oo ah Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda. Farhan iyo aniga oo warbixinta wada qornay ayaa ka sheekeysan doonno nuxurka natiijada kasoo baxday cilmibaarista.

    Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

    · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

    · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

    Thanks for listening!


    Previous 1 6 7 8

    Related Podcasts

    Inside Strategic Coach: Connecting Entrepreneurs With What Really Matters

    1

    Inside Strategic Coach: Connecting Entrepreneurs With What Really Matters Business
    WSJ Your Money Briefing

    2

    WSJ Your Money Briefing Business
    FORTUNE Unfiltered with Aaron Task

    3

    FORTUNE Unfiltered with Aaron Task Business
    FORTUNE OnStage Presents: The Most Powerful Women

    4

    FORTUNE OnStage Presents: The Most Powerful Women Business
    Slate Money

    5

    Slate Money Business
    In The Dark – The New Yorker

    6

    In The Dark – The New Yorker Business News
    footer-logo

    Contact Us

    Toll Free: 844-670-7747

    Links

    • Home
    • Top Charts
    • Networks
    • Apps
    • Independents Podcasts
    • Podcast Advertising
    • Podcast News
    • Contact Us
    • About Us
    • Analytics & Insights

    Stay Connected

      Privacy, Terms of Use & Our Code of Ethics Protecting Content Creators Copyrights